Siyaasi Doonyaale oo ku geeriyooday Dalka India.

Published: April 11, 2020

Axmed Xuseen (Doonyaale) oo ka mid ah Siyaasiyiinta caanka ah ee Deegaanada Puntland ayaa ku geeriyooday Dalka India oo uu mudooyinkii danbe u xanuunsanayay, Siyaasi Axmed ayaa soo dawladii dhexe ee Soomaaliya mudo la soo shaqeeyay waxa uu soo noqday Gudooomiye Gobol iyo Mid Degmo.

Axmed Doonyaale sidoo kale waxa uu soo noqday Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo La taliye Madaxweyne ee dhinacaga Amnigga, Geeridiisa waxaa ka tacsiyeey dad Soomaaliyeed oo badan oo uu ka mid yahay Madxaweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni.

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *