Somaliland oo Soo Saartay Go’aamo Cusub oo Lagaga Hortegayo Coronavirus

Published: April 13, 2020

Guddida Heerka qaran ee Somaliland u qaabilsan e ka Hortaga iyo u diyaar garawga Xannuunka Covid19 ayaa Maanta soo Saaray Go’aamo hor leh oo xal u noqonaya Xakamaynta Xannuunka Coronavirus ee faraha baas ku haya dunnidda.

Go’aamadan Cusub ee ay Maanta soo saareen Guddigu oo ka Kooban 10 Qodob ayaa qaarkood adkaynaya go’aamo ay hore u soo saareen guddida heer qaran .

Go’aamadan ayaa u Dhignaa Sidan:-

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *