Wasiirka Cadaalada DFS Oo shir la qaatay Hay’adaha taageera bahda cadaalada.

Published: April 21, 2020

Wasiirka Cadaaladda  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa  shir habka Onlinka ah kula qaatay hay’adaha taageera bahda cadaalada, labada dhinac waxay ka wada-hadleen sidii loo laysaga kaashan-lahaa hogaaminta iyo ansixinta mashaariicda Cadaaladda ee dalka.

Abukaate Xasan Wasiirka Cadaalada DFS ayaa gudoominayay shirkaan oo ay ka qaybgaleen madaxda UNDP-Soomaaliya iyo UNSOM madaxa qeybta Cadaaladda iyo Amniga. shirkaan waxaa sidoo kale goob joog ka ahaawakiilo ka socda wadamada deeq bixiyayaasha ah oo ay ka mid yihiin Netherland, Midowga yurub iyo Sweden. itii uu socdeyna Waxaa lagu anisixiyey howl qorsheyntii 2020 oo dib u eegis iyo wax ku dar lagu sameeyey.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *