Muqdisho: Lix Qof Oo u Dhintay Covid-19

Published: April 22, 2020

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee federaal ayaa xaqiijisay in 6 qof ayaa maanta u geeriyoodeen Cudurka Coronavirus taasi oo tirada u dhintay cudurka gudaha dalka ka dhigaysaa 14 qof

Wasaaradu waxay kaloo sheegtay in 49 cusub laga helay Coronavirus

“Maanta oo taariikhdu tahayn 21 April 2020 Waxaa cudurka COVID-19 laga helay 49 qof. 30 waa rag halka 19 qofna ay duma yihiin. Cudurka waxaa u dhintau 6 qof, waxaana ka bogsadayn qof” sidaas waxaa lagu yiri warbixinta wasaarada caafimaadka

Tirada Guud ee dadka uu soo ritay cudurka Covid-19 ayaa gaadhay 286 qof.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *