Diyaarad nooca xamuulka qaada ah oo ku burburtey meel ku dhaw Bardaale gobolka Baay -SAWIRO

Published: May 4, 2020

Diyaarad nooceedu yahay kuwa yaryar ee xamuulka oo sidey agab caafimaad ayaa ku burburtey meel ku dhaw garoonka diyaaradaha ee Bardaale gobolka Bay.

Diyaaradda shilka gashey waxaa iskalahaa shirkadda African Express, waxaana ay sidey daawooyin, sida uu masuul ka tirsanaa shirkadda AfricanExpress u sheegay VOA.

Waxaa diyaaradda la socdey lix qof, oo afar Soomalai ahayd labana Keenyaan, lama sheegin ilaa hadda sababta diyaaradu u burburtey.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment