Hir-shabeele oo ka warbixisay Xaalada cudurka Covid-19 ee deegaanadeeda.

Published: May 13, 2020

Cabdi Macalin Maxamed Wasiirka wasaaradda Caafimaadka dowlad gobaleedka Hirshabeelle  ayaa ka warbixiyay xaaladihii ugu dambeey ee cudurka Covid 19 ee laga diiwaan geliyay degaanada Mamaulka Hirshabeelle waxaa uuna sheegay in guud ahaan Hirshabeelle laga helay 6 ruux tan iyo markii cudurku gudaha Soomaaliya uu soo gaaray.

Wasiir Cabdi Macalin Maxamed ayaa sheegay inay diyaariyeen goobo dadka lagu karantiilo  oo qofka isaga shakiya ama uu ku dhaco Covid19 uu tagi karo si baaris loogu sameeyo. ugu danbayna waxa uu shacabka ugu baaqayn in ay qaataan talooyinka ay soo jeedinayso Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *