Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaaasha Ciidanka Madaxtooyada

Published: May 14, 2020

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Taliye iyo Taliye ku xigeen u magacaabay ciidanka Madaxtooyada. Madaxweyne Deni ayaa G/Sare Cismaan Cumar Maxamed u magacaabay Taliyaha ciidanka Madaxtooyada, halka ku xigeena looga dhigay G/Sare Cabdirisaaq Axmed Cali.

Taliyaha Cusub G/sare Cismaan Cumar ayaa ka mid ah saraakiisha ka shaqaynaysay gudaha madaxtooyada, sidoo kalena waxa uu mudo dheer ka shaqaynayay Magaalada Muqdisho.

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

2 Comments