Guddoomiyaasha labada Aqal iyo Madaxweynihii hore oo dalka dib ugu soo laabtay.

Published: May 16, 2020

Maxamed Mursal Sheekh Guddoomiyaha Golaha Shacabka C/raxmaan ayna ka mid ahaayeen Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaano ka tirsan labada gole ayaa ka soo degay muqdisho iyagoo ay sido Diyaarad qaas ah.

Mas’uuliyiintan ayaa ka mid ahaa dadkii ku go’doomay dalka Turkiga, bil ka hor markii Adduunka oo dhan joojiyay duulimaadyadii, kaddib markii cudurka safmarka ee Coronavirus uu ka dilaacay, ayna dad badan u dhinteen, kuwo kale oo aad u fara badan uu soo ritay.

Mas’uuliyiintan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin kala gedisan oo ka tirsan labada gole iyo siyaasiyiin ka tirsan xisbiga uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *