Qoorqoor oo Magacaabay Wasiiru Dowlayaal iyo Wasiir Ku-xigeeno.

Published: May 16, 2020

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay Wasiiru dowlayaal iyo Wasiiru ku-xigeeno Cusub.

Xubnaha cusub ee la magacaabay ayaa isugu jira 11 Wasiiru dowle iyo 25 Wasiir ku-xigeeno .Xubnaha la magacaabay waxaa ku jira Saddex dumar ah.

Madaxweynaha Galmudug ayaa wareegto uu soo saaray bishii April wuxuu ku magacaabay 25 Wasiir. Tirada guud ee gollaha wasiirada ayaa haatan noqonaysaa 61 Xubnood.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *