Muuse Biixi ” Ma aqbalayno Taageero Muqdisho naloosoo marsiiyo”

Published: May 18, 2020

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo jeedinayay Khudabdda Sanadlaha ah ee 18ka May oo ku beegan maalintii ay Somaliland gooni isu taaga ku dhawaaqday ayaa sheegey in ay marnaba oggolaanayn in deeqa beesha caalamku ugu talagashay loosoo marsiiyo Muqdisho.

“Waan soo dhoweynaynaa deeq iyo taageero kasta oo caalamka nooga timaadda, lakiin marmaba ma aqbalayno in Muqdisho la soo marsiiyo, waxaan nahay cadow iyo col, cowga keliya ee aan leen nahay waa Soomaaliya, waa dowladda keliya ee diiddan aqoonsigeenna” Ayuu yidhi Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *