Gudigga qaran ee ka hortagga Covid-19 oo ka hadlay sidii bulshada loo xakamayn lahaa waqtigga farxada ciida.

Published: May 19, 2020

Gudigga Qaran ee ka hortagga cudurka Covid-19 Soomaaliya ayaa ka shiray sidii loo xakamayn lahaa bulshada isugu soo baxaysa fagaarayaasha kala duwan maalamaha ciidka oo waqti kooban uu naga xiggo.

Shirkaan oo uu gudoominayay Raysa-wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa laysla qaatay in goobaha dadku isugu imanayaan la geeyo ciidamo ka tirsan Dawlada iyo kooxo caafimaad si loogu dhaqmo talooyinka caafimaad ee wasaarada cafimaadku ay bixinayso.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment

  1. Lol😂😂😂😂 soo haddaba subaxdii ila habeenkii yaa kala xakameeya what Waste time,energy and resources