Soomaaliya oo maanta laga ciiday.

Published: May 23, 2020

Waxaa maanta si wayn looga ciiday gudaha Soomaaliya, ciidaan ayaa lagu dhawaaqay xiligii danbe ee xalay, DFS ayaa fiidkii hore sheegtay in maanta ay soon-tahay balse xili danbe oo xalay ah ayay sheegeen in dad soomaaliyeed ay arkeen sidaa daraadeedna ay maanta tahay ciid.

In badan oo ka mid ah wadamada Islaamka ayaa iyaggu maanta soomaan waxayna sheegeen in aan la arag bisha sidaas daraadeedna ay sooman-yihiin.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *