Danjirihii Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo Geeriyooday.

Published: May 24, 2020

Sidda ay xaqiijisay Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya waxaa geeriyooday Danjirihii Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya Amb. Xamuud Alxuweydi, Dawlada ayaa ka tacsiyeysay geeridaas waxayna sheegtay in uu ahaa shaqsi xurmo badan, hawla badan oo lagu taageerayay Qranka Soomaaliya uuna qayb ka ahaa.

“Dowladda Soomaaliya waxay ay Murugada la qeybsaneysaa ehelka iyo asxaabta uu ka baxay Danjire Xamuud, waxayna Alle SWT uga baryeysaa in uunaxariistii janno ka waraabiyo” Ayuu yiri wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *