Deni ” Somaliland cidda ugu wayn ee wax ka dhaxeeyaan waa Puntland”

Published: May 25, 2020

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa sheegay in arimaha Somaliland ay ka midyihiin waxyaabaha Murugsan ee Dalka ka jirra, waxa uus heegay in dadka ay dhibaato qabaan. oo aysan haysan dawlad la aqoon-san yahay sidoo kaleay Soomaaliya gooni ka taagan-yiihin taasina ayba mushkilad tahay oo ay dadku sidaan iskala qabsadaan sidaas.

”Waan soo dhawaynayanaa in la wada-hadlo oo wax la xaliyo arimaha guud ee dalka ka jira, laakiin wdaada an hadda maqlayo oo la leeyahya DFS wadda, mid saxan ilama muuqato, ma aha midii xalka lagu gaari karay, horayna waa u sheegnay mawqifkeeda, cida hadda ugu muhiisan ee Somaliland wax ka dhaxeeyaan ama dhulka iyo xuduuda meelaha ay ku muran-san tahay waa Puntland, wax aan kala socono waxyaabaha dhacaya ma jiraan” ayuu yiri Deni oo arimahaas ka hadlay.

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *