Puntland: Gabadh Loo Magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Shaqada iyo Dhalinyarada

Published: June 4, 2020


Madaxweynaha Puntland siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer madaxweyne ugu Magacaabay Hodon Saciid Xasab Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha.

Wareegtada ka soo baxday madaxtooyada ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu la tashaday madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed karaash, islamarkaana madaxweynuhu uu ku qiimeeyay gabadha loo magacaabay wasiir ku-xigeenka Aqoonteeda, kartideeda iyo Waayo-aragnimadeeda shaqo

Wasiir Ku-xigeenka Cusub Hodon Saciid Xasan Wasiir Hodan Saciid Xasan ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyey xilka wasiirnimo ee loo magacaabay.

HORSEEDMEDIA

*

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *