Farmaajo oo sheegay In doorashada ay ku dhicidoonto xili la Qorsheeyay

Published: June 6, 2020

Madaxweynaha Dowladda faderalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah u furay kalfadhiga 7-aad labada  aqal ee Baarlamaanka Jmuuriyaddda Faderaalka Soomaaliya.

Madaxweeyne Farmaajo oo  ka jeediyay khudbadiisi dastuuriga aheyd furitaanka  kalfadhiga 7-aad labada  aqal ayaa ka hadlay horumarka ay sameysay dowlada sadaxi sano iyo barki la soo dhaafay sidda  dhaqaalaha, amniga, caafimaadka, waxbarashadda, diyaarinta doorashooyinka

Madaxweyne Soomaaliya  oo ka hadlayay doorashada la filay in ay ka dhacdo dalka ayaa yiri ’waxaa ummadda Soomaaliyeed horteeda mar kale ka cadaynayaa inay iga go”an tahay in doorashadu ay habkii loogu talagalay iyo wakhtigii loo qorsheeyay ay  ku dhacdo.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *