Xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo Gudigga doorashooyinka Puntland oo kulan yeeshay.

Published: June 8, 2020

Guddiga Kumeel-gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa kulan la yeeshay Guddi Hoosaadka Baarlamaanka Puntland u qaabilsan Shuruucda, Caddaaladda iyo Dimuqraadiyadda.

kulankaan oo ka dhacay xarunta gudigga doorashooyinka ee garoowe ayay Labada dhinac kaga wada hadleen arrimaha la xiriira hirgalinta hannaanka xisbiyada badan iyo qabashada doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda Puntland. Waxay si gooni ah diirada u saareen dhammaystirka xeerarka, dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah iyo wacyigelinta dadweynaha.

Horseed Media 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *