Puntland Oo La Geliyey Feejignaan Dheeraad Ah

Published: June 12, 2020

Guddiga Ka hortagga COVID19 ee Puntland ayaa ku dhawaaqay feejignaan iyo xayiraad hor leh oo lagu soo rogay guud ahaan deegaanada Puntland muddo 30 cisho ama bil ah.


Waxaa mudadaas dib loo dhigay imtixaankii shahaadiga ee Puntland si loo ilaaliyo badqabka ardayda, waxaa la joojiyey dhaqdhaqaaqii bulshada iyo kulamada dadweynaha si loo xakameeyo cudurka coronavirus oo mar kale soo laba kacleeyey.


Hoos ka akhriso go’aamadda guddiga:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *