Ajandaha Kalfadhiga 46aad ee Baarlamaanka PL Oo La Ansixiyey

Published: June 18, 2020

Golaha Wakiilada Puntland oo maanta yeeshay kulankoodii 4aad ee kalfadhiga 46aad ee baarlamaanka Puntland ayaa meel mariyey ajandaha kalfadhigooda oo ka kooban 15 qodob.


Waxaa fadhiga maanta soo xaadiray 37 mudane, waxaana ajandaha qaaban gacan taag ah ugu codeeyey 35 mudane, halka ay 2da kale ka aamuseen.


Qodobada ugu muhiimsan ee ajandaha waxaa ka mid ah dib-u-eegista heshiiskii DP World, ansixinta maxkamada dastuuriga ah iyo la xisaabtanka xukuumada.

Hoos ka akhriso ajandaha:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *