Safiirka Qadar ee Somaliya oo Kismaayo Socdaal ku Tegay

Published: June 18, 2020

Magaaladda Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Jubbaland waxaa maanta gaaray Safiika Qatar ee Somaaliya Xasan Xamza ayaa

Madaxweyne ku xigeenka koobaad Jubbaland mudanen Maxamuud Sayid Aadan iyo xubno kamid ah golaha wasiiradda Jubbaland ayaa safiirka ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamad Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo.

Ujeedka socdaalka Safiirka ayaa lagu sheegay inuu la xiriiro in uu xariga ka jaro mashaariic horumarineed oo ay dawladda Qatar Jubbaland ka hirgelisay.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *