Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Dalka waxaa burburinaya Farmaajo, Shirguddoonka Aqalka Hoose iyo Guddiga Doorashada -VIDEO

Published: July 1, 2020

Guddoomiyaha Xisga mucaaradka ah ee Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa khudbad uu ka jeediyey xuska maalinta xornimada iyo midnimada sheegay in Dastuurka dalka cidda ku tumanaysaa ay tahay Madaxweynaha Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,oo sharciyaddii ku tuntey, sidoo kale waxa uu sheegay in shirguddoonka Aqalka Hoose iyo Guddiga Doorashadu ay si toos ah u burburiyeen sharcigii heshiiska lagu ahaa,

Waxa uu si faahfaahsan uga hadley siyaasadda dalka, maqaamka Muqdisho, Sentorada Aqalka Hoose sheegeen in ay ugu dareen Aqalka sare gobolka Banaadir.

Hoos ka daawo khudbadda Guddoomiyaha

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *