Gaas: Matalaada Gobolka Banaadir waa kelmad xaq ah oo Baadil loola jeedo – VIDEO

Published: July 1, 2020

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay khudbad uu ka jeediyey munaasabad lagu qabtay magaalada Gaalkacyo oo lagu xusayey 60 guuradii kasoo wareegtay markii ay midoobeen gobolada waqooyi iyo Koonfur (1da Luulyo 1960)

Cabdiweli Gaas ayaa khudbadiisa inteeda badan kaga hadlay doorashada Soomaaliya 2021 iyo matalaada gobolka Banaadir isagoona mar kale duray xaliimo yareey, gudoomiyaha guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka Soomaaliya.

Hoos ka daawo Khudbada:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *