Boqor Burhaan oo la Kulmay Wafti ka Socday Dowladda Degaanka Soomaalida

Published: July 17, 2020

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa hoyga uu ka degan yahay caasimadda Garoowe waxaa uu ku qaabilay wafti ka socday dowladda Degaanka Soomaalida Ethiopia.

Waftiga oo ka qaybgalay aaskii qaran ee loo sameeyay Ra’iusl wasaarihii hore ee dowlada Federaalka iyo madaxweynihii hore ee Puntland ayaa ka koobanaa Wasiir Cabdulahi Maxmed Muse Wasiirka Tacaliinta sare iyo tiknoolajiyadda Axmed Cabdi Gurxan La taliyaha Madaxweyne Deegaanka Xil. Cabdishakur Xashi Suldan Cali Soofi Gudoomiyaha Gobolka Doolo ee Wardheer Soomaalida iyo itoobiya.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *