Mahad Cawad Oo gaaray Xeraale

Published: July 17, 2020

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa gaaray magaalada Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Guddoomiya ku-xigeenka ayaa markii uu gaaray Xeraale waxa sii diiran ugu soo dhaweeyay qeybaha bulshada, kuwaasi oo sitay boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo ay ku taageerayaan socdaalka uu ku tegay Xeraale iyo sawiradiisa.

Mahad Cawad ayaa lagu wadaa inuu ka qaybgalo shirka wadatashiga dowlada federaalka iyo dowlad goboleedyada ee Dhuusamareeb xili uu isagu dhaleecayn kala kulmay gudoomiyaha golaha shacabka mursal oo ka horyimid shirkaas.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *