Dad aan ka badneyn 1000 qof oo maanta taagan banka Carrafo ee Xajka

Published: July 30, 2020

Maanta waa maalintii Carrafo oo ah rukniga ugu weyn ee gudasahada waajibaadka Xajka, Sanadkasta maanta oo kale malaayiin qof ayaa istaagi jirey kuna negaan jirey buurta iyo banka carrafo. Nebigu NNKH waxa auu yiri “Xajkuba waa Carrafo”.

Laakiin maanta ayaa ka duwan maalmihii hore, waxaana saameeyey Xajka COVID-19. Boqortooyada Sucuudiga ayaa go’aamisey in dadka imaan kara Xajka aysan ka badnaan 1 000 qof keliya, kuwaas oo ka imaanaya gudaha Sucuudiga.

Waa markii u horeysey ee Xajka Muslimiinta imaanaya la xadido, iyo tiradii ugu yareyd abid.

Maalinta berri ah ee Jmcada iyo waxaa isku aadey ciidka Carrafo oo socon doonta saddex maalmood.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *