Xisbiga Wadajir Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Meel-marinta Golaha Garsoorka

Published: July 31, 2020

Xisbiga Wadajir ayaa sharci darro ku tilmaamay in xukuumadii dhacday ee sii-haysa xukunka inay magacowdo golaha garsoorka Soomaaliyeed.

War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Wadajir ayaa lagu sheegay golaha adeegga garsoorka oo ah laanta seddexaad ee dowlada inay awood u leedahay inay magacawdo xukuumad haysata kalsoonida Baraalamaanka.

Waxayna ku eedeeyeen xukuumadda xilka sii-haysa inay hareer martay dastuurka ayna sharci darro tahay inay ansixiyaan xubnada golaha garsoorka.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *