Laftagareen Oo Gaaray Muqdisho

Published: August 1, 2020

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee aadan cadde kusoo dhoweeyey masuuliyiin isugu jira siihayayaal wasiiro, xildhibaano iyo madax kale.

Laftagareen ayaa la filayaa inta uu ku sugan Muqdisho inuu la kulmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Sidoo kale waxaa maalmo kahor tagey Muqdisho madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Galmudug.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *