Goodax Barre oo Booqanaya Gobolka Gedo - Horseed Media

Goodax Barre oo Booqanaya Gobolka Gedo

Wafdi uu hoggaaminayo sii xilka hayaha Wasiirka waxbarashada dowladda Federaalka Cabdulaahi Goodax Barre ayaa lagu wadaa inuu gaaro Gobolka Gedo, gaar ahaan Magaalooyinka Garbahaarreey,Luuq iyo Baladxaawo.

Mudane, Goodax ayaa marka uu gaaro Caasimadda Gobolka Gedo ee Garbahaareey waxaa uu dhagax dhigi doonaa goobo waxbarasho oo qeyb ka ah mashruuca horumarinta Dugsiyada waxbarashada Dalka isagoo usii gudbo doona Magaalada Luuq.

Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdigiisa ayaa waxay safarkooda kusoo gaba-gabeyn doonaan Magaalada Balad-xaawo oo ay ka dhagax dhigi doonaan gooba kale oo lagu xoojinayo waxbarashada Gobolka Gedo.

Dhinaca kale,

HORSEEDMEDIA