Qoor-qoor Oo Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Galmudug

Published: August 27, 2020
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug, Cabdicasiis Nuur Xuseen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa xalay magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Galmudug.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug ayaa loogu magacaabay Cabdicasiis Nuur Xuseen,  Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug markuu arkay qodoba dastuuriga ah ee muujinaya baahida loo qabo xeer ilaaliye iyo soo jeedintii Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dowlda Galmudug ayuu magacaabay xeer ilaaliye sida lagu sheegay wareegtada.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *