Shirkii Garoowe ee Puntland iyo Jubaland oo war-murtiyeed ka soo baxay

Published: August 27, 2020

Shir socdey laba maalmood oo u dhexeeyey maamulada Jubaland iyo Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah laga soo saarey war-murtiyeed.

Nuxurka warka laga soosaarey shirka ayaa lagu sheegay in ay xiriir la sameeyeen Madaxda Dowaldda Federaalka iyo kuwa Dowlad goboleedyada kale, taas oo ay ka dhalatey shir la isugu tago caasimadda dalka ee Muqdisho.

Warka ka soo baxay shirka ayaa lagu sheegay in labada maamul isku raaceen aragti siyaasadeed oogundhig u noqon karta hirgelinta doorashada 2020/21.

Hoos ka akhri warsaxaafdeedka oo sidiisi ah.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *