Xassan Sheekh oo weli qaba wel-wel ku aadan doorashada 2020/21

Published: October 1, 2020

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ee xilka ku wareejiyey Madaxweyne Farmaajo, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa weli qababa wel-wel ku aadan doorashada 2020, in ay xiligeedi ku dhacdo, kadib markii laga heshiiyey nooca doorasho ee dalka ka dhacaysa.

Mar uu waraysi siinaayey VOA ayuu sheegay in heshiisku cad yahay oo la gaarey dibna aan looga noqon karin, laakiin heshiiska la qurxin karo ama la folxumeyn karo, haddii la doonaayo in la xumeeyo in la dayici karo wakhtiga doorashada oo aan si fiican u caddeyn.

Hoos ka daawo.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *