Raysal Wasaare Rooble Oo Booqday Safaarada Soomaaliya Ee Kuwait

Published: October 6, 2020

Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo wali ku sugan Kuwait ayaa maanta booqday safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Kuwait.

Raysalwasaaraha ayaa halkaas waxaa kusoo dhoweeyey safiirka safaaradda Soomaaliya ee Kuwait iyo hawladeenada, iyagoona warbixin ka siiyey sida ay safaarada shaqadu uga socoto.

Rooble ayaa uga mahadceliyey safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Kuwait iyo howl-wadeennada sida wanaagsan ee ay shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan Kuwait ugu adeeggaan.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *