Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay Wasiiro Iyo Agaasimayaal

Published: October 24, 2020

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo sabti magacaabay wasiiro iyo agaasimyaal ka tirsan maamulkiisa, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *