Akhriso: Jadwalka Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad Ee Hirshabelle

Published: November 1, 2020

Guddiga Doorashada Guddoonka Barlaamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa waddatashi kadib soo saaray jadwalka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo labaadiisa kuxigeen.

War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga doorashada guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle, ayaa lagu sheegay 4ta bishan November 2020, in la qaban doono doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenada.

Sidoo kale jadwalka ayaa lagu sheegay muddo seddex cisho ah inay xildhibaanadu ku dooran doonaan gudoonka baarlamaanka.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *