Laftagareen Oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Dadban Ee Koonfur Galbeed

Published: November 5, 2020

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta magacaabay guddiga doorashooyinka dadban ee maamuli doona doorashada xildhibaanadda Koonfur ku matali doona labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa u diyaar garoobaya doorashada xildhibaanada labada ee baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo ka dhici doonta magaalooyinka Baydhabo iyo Baraawe.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *