Raysalwasaare Rooble oo ku dhawaaqay Guddiyada Doorashooyinka & Khilaafaad

Published: November 5, 2020

Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay guddiyada Doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.

Xubnahan ayey ku jiraan kuwii ay soo magacaabeen Dowlad gobaleedyada xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya iyo Xukuumada Federaalka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *