Qoor-qoor Oo Magacaabay Guddiga Doorashada Dadban Ee Galmudug

Published: November 7, 2020

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa magacaabay guddiga doorashada dadban ee xildhibaanada dowlada federaalka Soomaaliya.

Guddigan oo ka kooban 8 xubnood ayaa laba ka mid ah yihiin Haween, Galmudug ayaa noqonaysa maamulkii seddexaad ee soo magaacaba guddiga doorashada dadban ee heer maamul goboleed, waxaa ka horeeyey Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *