Safiirka Talyaaniga Ee Soomaaliya Oo Gaaray Hobyo

Published: November 9, 2020

Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi oo uu wehliyo Wasiirka Dekadaha Galmudug Cabdi Saabir ayaa maanta gaaray magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka mudug,

Ujeedka safarkooda ayaa ahaa dhagax-dhiga dekad macmal taasi oo laga soo dejinayo qalabka lagu dhisayo dekeda Hobyo, waxaana dekeda macmalka ah hirgelinaysa Hay’adda WFP.

Galmudug ayaa wada dadaalo lagu dhisayo dekeda magaalo xeebeedka Hobyo, taasi oo uu madaxweyne Farmaajo dhagax-dhigay sanadkii Jan/2018.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *