Wasiirkii Iyo Agaasimhii Guud Ee Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland Oo Shaqo Joojin Lagu Sameeyey

Published: November 12, 2020

Kusimaha madaxweynaha ahna madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo joojin ku sameeyey wasiirkii kalluumaysiga Puntland Maxamuud Xaaji iyo agaasimihii guud ee wasaaraddaasi Cabdirasaaq Jaamac.

Warqada shaqo joojinta ee kasoo baxday xafiiska madaxweyne kuxigeenka Puntland lagu shaacin sababta shaqada looga joojiyey labada masuul, balse warar hoose ayaa sheegaya in wasiirka iyo agaasimaha khilaaf dhexmaray ay keentay shaqo joojintooda.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *