Wasiir Dhabanacad Oo Gudoomiyey Shirka Amniga Gobolka Mudug

Published: November 15, 2020

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad, oo ay wehliyaan wasiiro ka tirsan xukuumada Puntland ayaa shir guddoomiyey shirka guddiga amniga gobolka Mudug oo ka dhacay madaxtooyada magaalada Gaalkacyo.

Shirka waxaa looga hadlay dardargalinta amniga, xoojinta wada shaqaynta hay’adaha dowladda iyo bulshada, daadajinta adeegyada bulshada, iyo Dardar-gelinta howlaha shaqo ee hor-yaalla guddiga amniga gobolka Mudug.

Ciidamada amaanka ayaa muddooyinkii dambe hawlgalo lagu sugayo amaanka magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan gobolka Mudug.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *