Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Puntland Oo Shaqadii Loo Fasaxay

Published: November 22, 2020

Kusimaha madaxweynaha ahna madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dib shaqadii ugu fasaxay wasiirkii kalluumaysiga Puntland Maxamuud Xaaji iyo agaasimihii guud ee wasaaraddaasi Cabdirasaaq Jaamac.

Warqada shaqada loogu fasaxay oo kasoo baxday xafiiska madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa timid, kaddib markii la heshiisiiyey Wasiirka iyo Agaasimaha oo isu gacan qaaday todobaadkii hore.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *