Dowladda Federaalka Soomaaliya u gubsiay IGAD dacwad ka dhan ah Kenya

Published: December 14, 2020

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka IGAD dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda ay sheegtay in dowladda kenya ay kula kacday madaxbanaanida Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Urur goboleedka igad oo ka soo jawaabay dacwadda dowladda Soomaaliya u gudbisay ayaa kulan deg-deg ah 20-ka Diseembar ku yeelan doona magaalada Jabuuti, kulankaasi oo looga hadlayo ay ka mid tahay xiisadan u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *