Jubbaland Oo Ka Digtay Cawaaqib Xumo Ka Dhalata Gedo

Published: December 19, 2020
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam

War-saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa dowladda federaalka loogu eedeeyay inay faragelin iyo khal-khalka amni ka waddo Gobolka Gedo, ayna ka xun yihiin xaaladda mudada dheer ka jirta Gobolkaas.

Jubbaland ayaa sheegtay in wixii cawaaqib xumo ah ee ka dhasha dhibaatada ay sheegtay inay dowladdu ka waddo gobolka Gedo uu masuuliyadeedda dusha saaran doono Madaxweynne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *