Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Oo Gaaray Boosaaso – VIDEO

Published: December 19, 2020

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa galabta lagu soo dhoweeyay magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso, Bari.

Soo dhoweynta Madaxweyne ku-xigeenka Puntland waxaa ka qeybgalay xubnaha goleyaasha dowladda, maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso, Saraakiisha ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Boosaaso.

Karaash ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Boosaaso ayaa la filayaa inuu kulamo la yeesho qaybaha kala duwan ee bulshada.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *