Galmudug iyo Puntland Oo War-Murtiyeed Wadajir Ah Soo Saarey

Published: December 24, 2020

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor aya si wadajir ah uga qeybgalay Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug oo ka furmay magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug.

War-murtiyeed laga soo saarey shirka ayaa looga hadley qodobo ay kamid yihiin doorashada waxaana lagu yiri in labada maamul ayaa sheegay inay mar walba diyaar u yihiin dadaal kasta ee loo dhan yahay ee lagu gaari karo hirgelinta doorashada 2020/21, iyadoo la dhowrayo heshiiskii lagu gaaray Muqdisho 17 September 2020.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *