Boqor Burhan Oo Lagu Soo Dhoweeyey Garoowe – SAWIRO

Published: January 2, 2021

Boqor Burhaan Boqor Muusse ayaa maanta dib ugu soo laabtey deegaanada Puntland, kadib safar qaatey laba bilood oo uu ku maqnaa dalalka Turkiga iyo Sweden, Boqor ka ayaa ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Garoowe, waxaana ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo waxgarad kale.

Boqorka oo saxaafadda kula hadley hoyga loo diyaariyey ayaa ugu horreyn ka cudur daartey in aanu soo sheegin safarkiisa, laakiin uu joogaayo maalmo caasimadda Puntland kulamona sameyn doono, sidoo kale Boqorka ayaa ka hadley safarkiisi.

Sawiro:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *