War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Garoowe Ee Heritage

Published: January 2, 2021

Madasha aragti wadaaga Soomaalida ee Machadka Heritage oo markii ugu horeysay lagu qabtay dalka ayaa maanta gelinkii lagu soo gabagabeeyey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Shirkan oo bilowga dhamaadka bishii December ee sanadkii tagey 2020 ayaa waxaa kasoo qaybgalay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka, guddoomiyeyaasha labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Jubbaland iyo Puntland, xubno kamid ah midowga Musharixiinta madaxtinimada Soomaaliya, ururada bulshada rayidka & xubno kale.

Ugu dambayn shirka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 4 qodob oo kala ah: dhameystirka dastuurka kumeelgaarka ah ee Soomaaliya, arrimaha taabagelinta nidaam federaal oo dhameystiran, arrimaha amniga qaranka, arrimaha doorashooyinka dalka.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment

  1. Asc
    Machadka Heritage wax cusub iyo wax la taaban karo iyo wax faa’ido ma so kordhin,
    waxay soo saaren war-murtiyeed ka kooban 4 qodob oo kala ah: dhameystirka dastuurka kumeelgaarka ah ee Soomaaliya, arrimaha taabagelinta nidaam federaal oo dhameystiran, arrimaha amniga qaranka, arrimaha doorashooyinka dalka. kuwaaana waa kuwo horey u jiray, waxan sugeynaey wax cusub oo ummada wax tar u leh, sida
    Hirshabeel dhibka ka jira, Abaaraha, Caafimaadka, waxbarashada IWM,
    Machadka Heritage sida ay wax u qoran ha iska so saxaan waayo waxay qoren
    Caasimada Dowlada Puntland, ma dowladba mise dowlad gobaleyd Puntland.