Muuse Biixi: “Nama Qabato In Xubnaha Matala Soomaaliland Lagu Doorto Banaadir”

Published: January 11, 2021

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay doorashada Soomaaliya 2021 ayaa gef iyo meel ka dhac ku tilmaamay in xubnaha Soomaaliland ku metela labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya lagu doorto Muqdisho.

Muuse Biixi ayaa sheegay inay arrintaasi ka midaysan yihiin muxaafidka iyo mucaaridka Soomaaliya, isla markaana ay abuurayso xumaan iyo nac hor leh.

Hoos ka daawo:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *