Madaxweyne Laftagareen Oo La Kulmay James Swan – VIDEO

Published: January 14, 2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta la kulmay wakiilka qaramada midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo.

Madaxweyne Laftagareen oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inta uu Kulanku socday in looga hadlay arimaha gargaarka, Saamaynta Ayaxa iyo sidoo kale arimaha doorashooyinka dalka.

Safarka James Swan ayaa kusoo aadaya xili lagu jiro marxalada kala guurka oo la isku khilaafsan yahay arrimaha doorashooyinka.

Hoos ka daawo:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *