Liiska Guddiga Doorashada Ee Puntland & Jubbaland

Published: January 28, 2021

Dowlada Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa caawa shaaciyey xubanaha guddiyada doorashada federaalka ee maamuladooda, kuwaas oo u xayirnaa qabsoomida shir ay yeeshaan madaxda dowlada federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Labada maamul ayuu mid kasta soo magacaabay 8 xubnood oo guddiga heer dowlad goboleed ah, hoos ka akhriso liiskooda.

Guddiga Jubbaland

1- Siyaas Maxamed Mursal
2- Axmed Maxamuud Cumar
3- Axmed Cabdi Nuur
4- Zamzam Faarax Abuukar
5- Maxamed Cusmaan Gaab
6- Ibraahim Aadan Ibraahim
7- Axmed Yuusuf Maxamed
8- Abuukar Nuur Cabdi

Guddiga Puntland

1- Cabdikariim Muuse Maxamuud
2- Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3- Axmed Cabdi Maxamuud
4- Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5- Caydaruus Axmed Faarax
6- Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7-Farxiya Xuseen Maxamuud
8- Canab Xaaji Saleebaan Warsame

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *